Dowlada caalamku aqoonsan yahay ee dalka Yemen oo dagaal looga qabsaday magaalada Cadan

Kooxda gooni u goosadka koonfurta dalka Yemen oo ay taageerto dowladda Imaaraatka Carabta ayaa la wareegay gacan ku heynta inta badan magaalada dekedda ee Cadan oo xarun u aheyd dowladda caalamka uu aqoonsan yahay ee Madaxweyne Abdrabbuh Mansour Hadi. Dagaalyahanadan ayaa la wareegay goobo ku hareeresan aqalka madaxtooyada, inkastoo aysan gudaha u gelin dhismaha. Kooxdan … Continue reading Dowlada caalamku aqoonsan yahay ee dalka Yemen oo dagaal looga qabsaday magaalada Cadan